Madaxweyne Deni oo isbedel ku sameeyey Taliska Booliska Puntland ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha cusub Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Madaxweynaha Dawladda Puntland Mar Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland Markuu arkay: Aqoontiisa yo khibraddiisa shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1.Waxaa G/Sare Jaamac Maxamed Axmed loo magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka … Continue reading Madaxweyne Deni oo isbedel ku sameeyey Taliska Booliska Puntland ee gobolka Mudug